Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Su'aalo ka dhashay habka loo maray heshiiskii Cabdi Xaashi iyo Saalax


Cabdi Xaashi iyo Saalax
Cabdi Xaashi iyo Saalax

Xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya ayaa ku kala aragtida duwan hannaanka loo maray heshiiska dib uga laabashada xilka ka xayuubinta uu gudgoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi uu xubinnimada golaha kaga saaray Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Senatar Saalax Axmed Jaamac.

Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa horay u sheegay in Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka uu jabiyay shuruudihii uu uga sii mid ahaan lahaa golaha Aqalka Sare kadib markii uu xaadiri waaye ilaa afar kalfadhi.

Wariyaha VOA-da Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixin ku saabsan heshiiska labadan mas’uul noo soo diray.

Su'aalo ka dhashay habka loo maray heshiiskii Cabdi Xaashi iyo Saalax
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:20 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG