Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Suxufi iyo qoraa caan ahaa oo ku geeriyooday Muqdisho


AbdinasirFace
AbdinasirFace

Allah ha u naxariistee, waxaa shalay galab magaalada Muqdisho ku geeriyooday Cabdinasir Yusuf Macallim oo ahaa saxafi iyo qoraa ruug-caddaa ah, sidoo kalana u dhaq-dhaqaaqi jiray horumarinta Af-Soomaaliga.

Cabdinasir, wuxuu hadda ahaa, guddoomiyaha Ururka Qalinleyda iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed ee (PEN), qeybtiisa xafiiskiisa Koofurta Soomaaliya.

Warbixintaan waxaa Muqdisho kasoo diray, Cabdulqadir Maxamed Cabdulle.

Suxufi iyo qoraa caan ahaa oo ku geeriyooday Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:22 0:00

XS
SM
MD
LG