Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taariikhda caleemo-saarka madaxweyne ee Mareykanka


Trump Inauguration
Trump Inauguration

Astaanta lagu garto ku dhawaad 250-kii sano ee dimoqraadiyadda Mareykanka ay soo jirtay ayaa ah isku wareejinta awoodda madaxtinimo si nabad ah ee afartii sano mar dalkan uga dhacda.

Maantana waxaa dhaceysa munaasabad ka mid ah soo yaalkaa taariikheed, iyadoo Donald Trump, lagu wado in loo caleemo saaro hogaamiyihii 47-aad ee dalka ka dib markii uu ku guuleystay doorashadii November ee la soo dhaafay.

Warbixin gaar ah oo uu ku eegeyayo taariikhda calaama-saarka madaxweyne ee Mareykanka waxaa warbixintan nooga diyaariyay Maxamed Cabdi Xassan Sandheere.

Taariikhda calaamo-saarka madaxweyne ee Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:38 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG