Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taariikhda dilalka iyo isku day-yadii dil ee madaxweyneyaasha Mareykanka

Xoghayihii hore ee warfaafinta ee Aqalka Cad James Brady, oo dhanka midig ka soo jeeda, iyo sarkaal bilayska Washington ka tirsan Thomas Delahanty, ayaa dhulka jiifa ka dib markii la dhaawacay Madaxweyne Reagan ayada oo la isku dayayo in la dilo.

Ka hor isku daygii dil ee Sabtidii shalay lala beegsaday madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump waxaa jirtay in taariikhda Maraykanka horey loo khaarajiyey afar madaxweyne, halka siyaasiyiin kale oo ay ku jiraan musharrixiin madaxweyne-na la bartilmaameedsaday.

Wakaaladda wararka ee Associated Press ayaa warbixintan ka qortay dilalkii iyo isku day-yadii dil ee ka dhacay Maraykanka tan iyo markii qaranka la aasaasay sannadkii 1776.

Waxaa inoo soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Taariikhda dilalka iyo isku day-yadii dil ee madaxweyneyaasha Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:11 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG