Hay’adda duulista rayidka ah ee Tanzania ayaa sheegtay in ay oggolaanshiyihii kala laabatay shirkadda diyaaradaha Kenya Airways in ay sameyso duulimaadyadii isaga kala gooshi jiray caasimadda Kenya ee Nairobi iyo Daarusalaam oo ah xarunta ganacsiga ee Tanzania.
Warbixin ay qortay Reuters waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Madal