Washington —
Waxaa soo kordhaya gabdhaha Soomaalida ah ee ku guulaysatay doorashadii Talaadadii ka dhacday Maraykanka, waxaana Idaacadda VOA xaqiijisay in gabadhii ugu horraysay ee Soomaali ah laga soo doortay gobolka North Dakota.
Gabadhaas oo lagu magacaabo Xamiida Dhaqane ayaa khadka telefoonka ugu warrantay Haaruun Macruuf.