Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trudeau oo lagu qancin waayey inuu iska casilo hoggaanka xisbigiisa


Trudeau
Trudeau

Xildhibaannada qaar ee xisbiga Liberal-ka ee dalka Canada ayaa ku hungoobay inay ra'iisul wasaaraha dalkaasi Justin Trudeau ku qanciyaan inuu iska casilo hoggaanka xisbiga, kahor doorashada guud ee dhici doonta sanadka dambe ee 2025.

Cadaadiska hoggaanka xisbiga ee ra'iisul waraaha ayaa yimid, kadib markii xisbiga uu ku liitay ra'yi uririnta dadweynaha ee doorashada soo socota iyo qaar ka mid ah golaha wasiirrada ee ka tirsan xisbiga ahna xildhibaanno oo ku dhawaaqay inaysan isa soo sharrixi doonin doorashada soo socota.

Warbixintan waxaa Toronto ka soo diray Xuseen Nuur Xaaji.

Trudeau oo lagu qancin waayey inuu iska casilo hoggaanka xisbigiisa
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:15 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG