Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump iyo Zelenskyy oo isku dayaya in ay heshiis gaaraan


Madaxweynayaasha Ukraine iyo Mareykanka ayaa isku dayaya inay gaaraan heshiis.

Arrintan ayaa imanaysa iyadoo hoggaamiyeyaasha caalamka ay toddobaadkan ku kulmayaan magaalada Munich ee dalka Jarmalka, si ay uga wadahadlaan arrimo ay ka mid yihiin amniga mustaqbalka ee Kyiv.

Wariyaha VOA-da Arash Arabasadi ayaa warbixintan ka diyaariyay, Xuseen Barre ayaana faahfaahinaya.

Trump iyo Zelenskyy oo isku dayaya in ay heshiis gaaraan
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:50 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG