Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump oo booqanaya goobaha ay dabka iyo dabeylaha burburiyeen


Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa inuu maalinta Jimcaha booqdo goobaha ay duufaannada iyo dabka ku waxyeeleeyeen ee gudaha Mareykanka.

Madaxweynaha wuxuu tagi doonaa gobolka North Carolina oo ay duufaanta Helene ku dhufatay bishii September, iyo magaalada Los Angeles, California, oo ay wali ka socdaan dabab xoog leh, iyada oo in ka badan 100,000 qof lagu amray inay ka guuraan guryahoodii.

Warbixintan waxaa diyaarisay wariyaha VOA Genia Dulot oo joogta Los Angeles. Xuseen Barre ayaa inoo faahfaahinaya.

Trump oo booqanaya goobaha ay dabka iyo dabeylaha burburiyeen
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:34 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG