Ankara —
Dawladda Turkey ayaa ka rajo qabta inay marti-geliso wareeg kale oo wada-hadallo ah oo ay dhex-mara Ukraine iyo Ruushka si xal loogu helo dagaalka galay bishii labaad ka socda Ukraine kadib duulaankii Ruushka.
Wararka qaar ayaa sheegaya in wada-hadalladan ay billaaban karaan Talaadada berri inkastoo dhinacyadu aysan rasmi ahaan wada xaqiijin.
Warbixin ay VOA noo diyaarisay waxaa soo jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.