Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Turkiga oo dhex-dhexaadinaya Soomaaliya iyo Itoobiya


Turkiga ayaa billaabay inuu dhex dhexaadiyo Soomaaliya iyo Itoobiya si ay heshiis uga gaaraan khilaafkii ka dhashay heshiiskii badda ee ay Ethiopia la saxiixatay Somaliland bishii Janaayo ee sanadkan.

Waxaa Magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga ku suggan Masuuliyiin ka socda Ethiopia iyo Soomaaliya.

Warbixin kooban oo ay arrintan ka qortay wakaaladda Wararka ee Reuters. Waxaa inoo soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Turkiga oo dhex-dhexaadinaya Soomaaliya iyo Itoobiya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:09 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG