Hargeysa —
Waxaa maanta magaalada Hargeysa lagaga dhawaaqay urur siyaasadeedka Waaberi, kaasi oo uu ku dhawaaqay wasiirkii hore ee Gaadiidka Cabdirisaaq Ibraahim Ataash.
Hadadba wariyaha VOA ee Hargeysa Khadar Maxamed Cakule ayaa ka wareystay gudoomiyaha ku-meel gaarka ah Cabdirisaaq Ataash.