Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Uurka gabdhaha caruurta ah oo aad ugu badanaya Tanzania


Sida laga soo xigtay QM, gabdhaha ay da’doodu u dhaxayso 15-19 ee dalka Tanzania, afartii gabdhoodba midkood ayaa ama uur leh ama ilmo dhashay.

In kasta oo la qaaday siyaasado dhigayey in gabadhaha da’da yar ee uurka qaada aan iskuulka loo ogolaan, haddana kuwo badan oo iyaga ka mid ah ayey ku adag tahay in hooyooyin noqdaan, iskuulkana sii wataan.

Wariyaha VOA-da Juhudi Mmari ayaa warbixintan ka soo dirtay deegaanka Dodoma ee dalka Tanzania. Maxamed Cabdi Sandhere ayaa soo jeedinaya.

Uurka gabdhaha caruurta ah oo aad ugu badanaya Tanzania
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:21 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG