Sheekh Axmed Maxamed Islaam, hoggaamiyaha kooxda Raas Kambooni ayaa ka hadlay siyaasaddiisa gobollada Jubbooyinka.
Axmed Madoobe waxa uu sheegay uu u dagaalamayo sidii gobolladaasi looga xoreyn lahaa culeyska dul saaran, sida uu hadalka u dhigay.
Waxa uu sheegay in ka bixitaanka al-Shabaab ee Muqdisho ay ka dhigan tahay dhammaadkii ururkaasi.