Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa cusub oo u billowday xiriirka Soomaaliya iyo Kenya


Xasan Sheekh iyo William Ruto
Xasan Sheekh iyo William Ruto

Soomaaliya iyo Kenya oo dhowaan yeeshay madaxweynayaal cusub ayaa la filayaa inay sii xoojiyaan xiriirkii diblamaasiiyadda, ganacsga iyo isku socodka ee labada dal.

Labada dal ayaa waxaa sanadihii ugu dambeeyay u dhaxeeyey khilaaf diblamaasiyadeed oo dhex maray mas’uulyiintii xiligaasi kala hoggaaminayay labada dowladdood.

Labada madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya William Ruto iyo Xassan Sheekh oo ku kumay caasimada Nairobi ayaa ka wada hadlay sidii loo dardar gallin lahaa ganacsiga, iyo iskaashiga labada wadan.

Warbixintan waxaa soo diray Khadar Maxamuud Xareed.

Waa cusub oo u billowday xiriirka Soomaaliya iyo Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:13 0:00

XS
SM
MD
LG