Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa kuma Donald Trump? - Sooyaalka taariikhdiisa


Donald Trump
Donald Trump

Donald Trump ayaa marka maanta la dhaariyo wuxuu noqon doonaa madaxweynihii 47 aad ee Mareykanka, wuxuuna markii labaad ku noqonayaa Aqalka Cad.

Wariyaha VOA Tina Trinh ayaa eegeysa sooyaalka iyo dib u soo noqoshada siyaasadeed ee Madaxweyne Trump.

Waxaa inoo soo jeedinaya Maxamed Cabdi Xassan.

Waa kuma Donald Trump? - Sooyaalka taariikhdiisa
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:13 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG