Washington —
Haddii Kamala Harris, oo ah musharraxa xisbiga Dimoqraadiga, ay ku guuleysato doorashada madaxweynaha, oo ay noqoto haweeneydii ugu horreysay ee madaxweyne ka noqota Mareykanka, ninkeeda Doug Emhoff wuxuu noqon doonaa “First Gentleman” ama “Mudanaha Koowaad” kii ugu horreeyay ee Mareykanka.
Waxay noqoneysaa markii labaad ee uu qoro taariikh cusub, kadib markii uu kusoo qaatay afartii sano ee lasoo dhaafay doorka “Second Gentleman,” oo ah Mudanaha Labaad ee Qaranka ee ugu horreeyey.
Dora Mekouar oo ka tirsan VOA ayaa warbixintan diyaarisay. Xuseen Barre ayaa soo koobaya.
Madal