Waxaa isa soo taraya walaaca laga muujinayo burcadbadeeda Soomaalida in afduubyada ay geysanayaan sanadkan 2010-ka uu ka tiro badnaado sanadkii hore, iyadoo hay’ad dowladda kmg ah u qaabilsan la dagaalanka burcadbadeeda ay beesha caalamka ku dhaliishay inaysan daacad ka ahayn wax ka qabashada dhibaatada burcadbadeeda.
Waxaa isa soo taraya walaaca laga muujinayo burcadbadeeda Xeebaha Soomaaliya.