Isku xirrada

War Deg-Deg ah

War-murtiyeed laga soo saaray shirkii nabadda ee Garoowe


Shirka PDRC ee Garoowe
Shirka PDRC ee Garoowe

Shir sanadeedkii nabadda ee maalmihi la soo dhaafay ka socday magaalada Garoowe, kaasi oo ay soo qabanqabisay hayádda cilmi-baarista PDRC, ayaa geba-gabadiisa laga soo saaray war-murtiyeed.

Shirka oo sanadkaan loogu magic daray Doorka Saxaafadda iyo nabad dhalinta ayaa waxaa ka qeybgalay aqoonyahanno, siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin xilal kasoo qabtay maamulladii dalka soo maray.

Warbixin ku saabsan war-murtiyeedka shirkaasi waxaa noo soo diray Nuux Muuse Birjeeb.

War-murtiyeed laga soo saaray shirkii nabadda ee Garoowe
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:25 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG