Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Ceeldheer


Waxaa Magaalada Muqdisho galinkii danbe ee shalay lasoo gaarsiiyey askartii ku dhaawacantey dagaal shalay ka dhacay degmada Ceeldheer. Lama xaqiijin tirada dhaawacyada, balse ilaa iyo hada waxaa la xaqiijiyey dhimashada ilaa iyo 7 ka mida ciidamad dowladda iyo kuwa deegaanka iyo qof rayid ah.

Qoraal ay dowladu soo dhigtey warbaahinta taageerta ayey ku sheegtey in dagaalki ay Alshabaab shaley ku soo qaadeen magaalada loogu geystey jab balaaran.

Falastin Ahmed Iman ayaa warbixin arrintan ku saabsan inoo heysa.

Wararkii ugu dambeeyay e Ceeldheer
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:25 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG