Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyay ee wadahadallada Xamaas iyo Israa'iil

Palestinian children inspect the site of an Israeli strike on a house, amid the ongoing conflict between Israel and the Palestinian Islamist group Hamas, in Rafah in the southern Gaza Strip, April 27, 2024.

Sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Qatar ayaa wareysiyo uu siiyay warbaahinta Israel waxa uu ku boorriyay Israel iyo Xamaas in ay muujiyaan ‘ka go’naansho iyo ka dhabeyn dheeri ah’ oo ku aadan wadaxaajoodyada socda ee xabbad joojinta.

Waxaa sii kordhaya cadaadiska la saarayo labada dhinac si ay u gaaraan heshiis lagu sii daayo la haystayaasha Israa’iiliyiinta ah, suurtagalna ka dhigaya in la soo afjaro dagaalka Gaza ka socda muddo ku dhow toddobo bilood.

Warbixin ay qortay AP waxaa noo soo koobaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Wararkii ugu dambeeyaya ee Xamaas iyo israail
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:52 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG