Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka ciidamada Puntland, iyo Daacish


Dagaalka Puntland ee ka dhanka ah Daacish
Dagaalka Puntland ee ka dhanka ah Daacish

Dagaallo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ku dhex marayay buuraha Caal Miskaad ciidamada Puntland iyo maleeshiyada ururka Daacish ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen tiro ku dhow 20 qof oo labada dhinac ah.

Afhayeenka ciidamad Puntland General Maxamud Maxamed ayaa VOA uga warramay dagaalladaasi ugu dambeeyay oo uu sheegay inay Daacish kaga dileen ilaa iyo 7 qof, iyagana ay ciidamo kaga dhinteen kuwaas oo lix ka mid ah ay miino la qaraxday.

Afhayeenka oo u waramay wariyaha VOA Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa faah-faahin ka bixiyey sida uu u socdo howlgalka ay ciidamada Puntland ka wadaan Buuraha gobolka Bari.

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka ciidamada Puntland, iyo Daacish
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:22 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG