Istanbul —
Warbaahinta dalka Turkiga ayaa hadal haysa sheekada ku xiriirta shil baabuur oo dhimasho dhaliyay, oo uu ku lug lahaa wiilka madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Dowladda Turkiga ayaa shegtay in wiilka madaxweynaha oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Sheekh uu maalmaha soo socda ku laaban doona Turkey, si uu u wajaho maxkamadeyn la xiriirta shilkaasi ka dhacay waddo ku taalla Istanbul.
Warbixin ay arrintan ka qortay wakaaladda wararka ee Associated Press, waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xassan.
Madal