Hargeysa —
Mas’uuliyiinta gurmadka degdegga ee Somaliland ayaa faahfahin ka bixiyey tirada dadka ku geeriyooday balliyada iyo goobaha biyo-mareenada ah.
Taliyaha ciidanka dabdamiska Somaliland Axmed Maxamed (Sawaaxili) oo VOA waraysi siiyey ayaa sheegay in sanad kasta tobannana qof ku dhintaan balliyada. Taliyaha oo u warramnayey wariye Xamse Cali Jeesto waxa uu hadalkiisa ku bilaabay.
Madal