Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan deegaameynta qaxootiga Soomalida ah ee Kenya


Haya’adda Qaxotiga Adduunka ee UNHCR ayaa dhowaan sheegtay in Kenya ay isku afgarteen sidii loo deegaamayn lahaa qaxootiga ku nool dalkeeda, kuwaasoo heli doona xuquuq ay adkayd inay markii hore helaan, qaxootoga fursadahaas helaya waxaa kamid ah kuwa Soomaalida.

Osman Jaylani Aawoow, oo ah aabbe dhalay ilaa 10 caruur ah, wuxuu 30-kii sano ee lasoo dhaafay qaxooti ku ahaa dalka Kenya, islamarkaana isaga iyo caruurtiisu waxaa ku adkayd inay helaan qaar ka mida adeegyada aasaasiga ah ee nolosha, maadaama ay qaxooti yihiin.

Jeylaani iyo qoyskiisa ayaa haatan si weyn ugu farxay warkan ka soo yeedhay dawladda Kenya. Weriyaha VOA Khadar Maxamuud Xareed oo la kulmay qoyskan ayaa warbixintan ku eegaya.

Deegaameynta qaxootiga Soomaalida ah ee Kenya.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:15 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG