Kadib shir amniga looga hadlayey oo ka dhacay gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya toddobaadkii hore ayey dowlada Kenya sheegtey in aysan wali u diyaarsanayn dib u furis xudduudka Kenya iyo Soomaaliya.
Wasiirka Gaashaandhiga iyo xubno ka tirsan dowlada madaxweyne William Ruto, ayaa ku suganaa waayadan degaannada xuduudda la leh Soomaaliya.
Warbixintan ku saabsan xaaladda amniga Kenya waxaa noo diyaarisey Sahra Cabdi Axmed.
Madal