Mandheera —
Aaden Cali Xuseen, oo ah wakiilka laga soo doortay degaanka Maroodiley, ee dolwlad degaanka Mandheera, ahna shakhsiga ugu da’da yar baarlamaanka Kenya, ayaa shalay loo doortay madaxa aqlabiyadda ee baarlamaanka Mandheera, kadib doorasho ka dhacday degaanka.
Asha Ibrahim Aden ayaa khadka telefoonka kula xiriirta Aaden, ugu horreyna weydiiyay xilka loo doortay inuu faah-faahin ka bixiyo iyo waxa ay howshiisu tahay.
Madal