Dhuusamareeb —
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weli ku sugan magaalada Dhuuusamareeb ee maamul goboleedka Galmudug, halkaasi oo la sheegayo inuu doonayo inuu kula dardaarmo mas’uuliyiinta iyo saraakiisha hoggaaminaysa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo bartilmaameedsanaya degmooyinka Ceelbuur iyo Galhareer.
Haddaba fadhigga ku meel-gaarka ah ee madaxweynaha ee Dhuusamareeb iyo hawlgallada ayaa Jamaal Axmed Cusmaan uu ka waraystay Cali Daahir Ciid, oo ah madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug.
Madal