Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Ma laga yaabaa in Mareykanka uu ku biiro howlgalka Soomaaliya?


Taliyaha AFRICOM, Gen. Michael Langley
Taliyaha AFRICOM, Gen. Michael Langley

Midowga Afrika ayaan weli go’aan ka gaarin dalalka ciidamada ku biirin doona howlgalka soo socda ee taageerada iyo xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaas oo la doonayo in 2025-ka uu ka billowdo Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya ayaa weli ku adkaysaneysa in Itoobiya laga saaro ciidamada howlgalkaas qeybta ka noqonaya, hadii aanay Ethiopia ka laaban heshiiskii ay la gashay Somaliland bishii Janaayo ee sanadkan.

Taliyaha ugu sarreeya ciidamada Mareykanka ee Afrika General Michael Langley waxa uu meesha ka saarayaa ku lug lahaanshaha Mareykanka ee xilliga kala guurka ah ee ciidamada Midowga Afrika dhamaadka sanadkan. Carla Babb ayaa wareysi gaar ah la yeelatay Gen. Langley. Xuseen Barre Aaden ayaa inoo soo jeedinaya.

Wareysi: Ma laga yaabaa in Mareykanka uu ku biiro howlgalka Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:02 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG