Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Maxaa kusoo kordhay shirka Madasha Wadatashiga Qaran?


Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamul goboleedka Galmudug waxaa ka furmay shirka Golaha Wadatashiga Qaran, kaas oo ay isugu yimaadeen madaxda maamul goboleedyada iyo dowladda Federaalka.

Waxyaabaha shirkan looga hadlaayo waxaa ka mid ah dagaalka ka dhan ah Alshabab iyo waxaa laga yeelayo deegaannada laga xoreeyo Alshabab.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Ciid ayaa uga shirkan waramay Sahra Cabdi Axmed oo joogta Washington, D.C.

Dhageyso wareysiga madaxweyne ku xigeenka Galmudug
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:21 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG