Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Mid kamid ah dadkii ka badbaaday weerarkii Hotel Xayaat


Hotel Xayaat
Hotel Xayaat

Ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in hawlgalkii Xayaat Hoteel kadib weerarkii ay Al-Shabaab ku qaaday Jimcihii ay kusoo badbaadyeen 106 qof.

Nuur Cali waxa uu ka mid ahaa dadka ku jiray gudaha Hoteelka Xayaat xilliga uu dhacay weerarka, lana soo badbaadiyey.

Haddaba sida uu ku badbaaday ayuu uga warramay Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Wareysi: Mid kamid ah dadkii ka badbaaday weerarkii Hotel Xayaat
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:26 0:00

XS
SM
MD
LG