Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Sidee u dhacay qaraxii maqaayadda Top Coffee ee Muqdisho?


Ururka al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qaraxii xalay lala beegsaday maqaayad ku taalla meel u dhow Daljirka Dahsoon oo booliisku sheegeen inay ku dhinteen 5 qof, ilaa 20 kalena ay ku dhaawacmeen.

Booliiska ayaa sheegay in qaraxaasi uu sababay baabuur ay ku jireen waxyaabaha qarxa oo la dhigay maqaayadda agteeda.

Haddaba Haaruun Macruuf ayaa sida ay wax u dhaceen ka waraystay Muxiyadiin Cali Maxamuud Lixle oo ka mid ahaa dadkii ku sugnaa maqaayadda kana badbaaday qaraxa.

Wareysi: Sidee u dhacay qaraxii maqaayadda Top Coffee ee Muqdisho?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:44 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG