Nairobi —
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa lagu soo gabagebeeyey wadahadallo u dhexeeyay Soomaaliya iyo wakiillada Beesha Dhaqaalaha ee Bariga Afrika ee EAC oo ay Soomaaliya codsatay inay ka mid noqoto.
Haddaba natiijada kulankan ayaa Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan uu ka waraystay ergayga Soomaaliya ee ku biiritaanka beesha dhaqaalaha Bariga Afrika Cabdisalaam Hadliye Cumar oo horeyna usoo noqday Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya.
Madal