Muqdisho —
Hay’adda Warbixinaha Maaliyadda (Financial Reporting Center) ee Soomaaliya ayaa dhowaan soo saartay warbixin ay ku qiimaynayso xaaladaha maaliyadda la isku diro ama la kala wareerjiyo ee waddanka.
Hay’addan ayaa oo baarlamaanka Soomaaliya uu ansixiyey sannadkii 2015-ka, waxaana sharcigii lagu aasaasay uu saxiixay Madaxweyne Xasan Sheekh kalkii hore ee madaxweynennimadiisa sannadki 2016-kii.
Haddaba Haaruun Macruuf ayaa xaalada maaliyadda Soomaaliya ka waraystay Aamina Maxamed Cali oo ah Agaasimaha Xarunta Warbixinaha Maaliyadda.