Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhagaystaha iyo C/raxmaan C/shakuur


Wicitaanka Dhagaystaha iyo C/raxmaan C/shakuur
Wicitaanka Dhagaystaha iyo C/raxmaan C/shakuur

Toddobaadkan waxaa marti ku ah barnaamijkan Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur oo ka mid ahaa wasiiradii dhawaan iscasilay

Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur warsame, oo ahaa wasiirkii iskaashiga iyo xiriirka caalamiga ah ee dowladda Somalia ayaa dhawaan ku dhawaaqay inuu iska casilay xukuumadda, wuxuuna ku eedeeyay xukuumadda wax qabad la'aan.

Hadaba, C/raxmaan wuxuu barnaamijkan uga jawaabayaa su'aallo ku saabsan iscasilaadiisa iyo wixiiku qasbay.

XS
SM
MD
LG