Todobaadkan waxaa barnaamijka marti ku ah Prof C/waaxid Sh. Cismaan oo macalin ka ah kulliyada sharciga ee jaamacada Minnesota.
Prof C/waaxid wuxuu ka jawaabaya su'aallo la xiriira dhibaatooyinka Somalida degan Mareykanka ka haysta dhinaca Sharciga.
Prof. C/waaxid wuxuu sidoo kale barnaamijkan talooyin la xiriira Sharciga Mareykanka uu u gudbinayaa Soomaalida degan dalka Mareykanka.
Barnaamijka oo dhamaystiran qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.