Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Duulaanka Ruushka ee Ukraine


Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay duulaanka uu Ruushku ku qaaday dalka Ukraine iyo xaaladihii ugu dambeeyey. Waxaa marti ku ah Axmed Cabdiraxmaan Bile oo ah khabiir ka faallooda arrimaha Yurub oo ku sugan magaalada Paris. Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Wicitaanka Dhageystaha: Duulaanka Ruushka ee Ukraine
please wait

No media source currently available

0:00 0:20:31 0:00

XS
SM
MD
LG