Kismaayo —
Mas’uuliyiinta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xaaladaha ay ku noolyihiin barkacayaasha ku nool duleedka magaalada Kismaayo.
Wariyaha VOA Aaden Maxamed Salaad ayaa warbixintan kasoo diray Kismaayo.
Madal