Baghdad —
Muddo dheer ayaa kooxda Daacish lagala wareegay gacan ku haynta qaybo ka mid ah Ciraaq iyo Suuriya. Haddana qaar badan oo ka mid ah xubnaheedii hore ayaa weli ku sugan Suuriya, kuwaas oo ku xiran xabsiyada iyo xeryaha.
Hay’adda Amnesty International ayaa sheegtay in xaaladaha maxaabiistaas ay yihiin kuwo ka baxsan bani'aadannimada oo mararka qaarna ay yihiin kuwa dilaa ah oo halis ah. Sidoo kale waxaa meesha ku jira tobanaan kun oo caruur ah oo aan waligood hal maalin oo xoriyad ah helin.
Qaybta 1-aad ee taxane saddex qaybood ah, ayaa waxaa magaalada Istanbul ka soo dirtay weriyaha VOA Heather Murdock, waxaana nala socodsiineysa Caasha Ibrahim Aden.
Madal