Muqdisho —
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Bare ayaa sheegey in dowladiisu diyaar u tahay in ay la hadasho cid walba oo tabasho qabta, balse wuxuu xusey in aan la aqbali karin in la is-hortaago howlaha hay’adaha dastuuriga ah.
Codkiisa ayuu baahiyey telefiishanka dawladda federaalka Soomaaliya xilli uu ka hadlayey munaasabad loo sameeyey guddoonka iyo xildhibaannada baarlamaanka.
Falastin Axmed Iimaan ayaa warbixintan nooga diyaarisey hadalka ra’iisul wasaaraha.
Madal