Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xasan Sheekh iyo Ruto oo ku kulmay Nairobi


Xasan Sheekh iyo William Ruto
Xasan Sheekh iyo William Ruto

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo xalay gaaray magaalada Nairobi, ayaa maanta Aqalka madaxtooyada kulan kula yeeshay dhiggiisa dalka Kenya William Ruto.

Socdaalka Kenya ayaa ah lugtii afaraad ee safar uu madaxweyne Xasan Sheekh ku marayo gobolka, isaga oo horey u booqday dalalka Uganda, Burundi iyo Jabuuti.

Wariyaha VOA Intisaar Saalax Xuseen ayaa warbixintan ka soo dirtay Nairobi.

Xasan Sheekh iyo Ruto oo ku kulmay Nairobi
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:02 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG