Hargeysa —
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inaanay marnaba xidhin albaabada wadahadalka kadib markii mucaaradka ay sheegeen inaysan madaxweyne u aqoonsaneyn Muuse Biiixi Cabdi.
Dhankale mucaaradka ayaa iyaguna eedo cusub ujeediyay xukumada Somaliland.
Sagal Mustafe Xasan ayaa warbixintan inoo soo dirtay.