Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaanada shahaadada la siiyey ee Soomaaliya oo dhaafay 200


Muuse Geelle
Muuse Geelle

Guddiga doorashooyinka oo shahaadooyin siiyey ilaa 204 xildhibaan ayaa sheegay in ay ku guda jiraan qaban qaabada munaasabadda dhaarinta xildhibaanada labada aqal ee baarlamanka oo dhaceysa 14-ka April.

Arrintan ayaa imaneysa illi weli goobta ka maqan yihiin xildhibaanada maamulka Koonfur Galbeed laga soo doortay oo tiradoodu ay kor u dhaafeyso ilaa 70 xubnood.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa Muqdisho kasoo diray weriyaha Xasan Kaafi Qoyste.

Xildhibaanada shahaadada la siiyey ee Soomaaliya oo dhaafay 200
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:26 0:00

XS
SM
MD
LG