Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xubnaha NATO oo ka shiraya qorshaha xubinnimada Ukraine


Gaashaanbuurta NATO ayaa soo saari doonta qorshooyin la taaban karo si loo dardargeliyo xubinnimada Ukraine ee Isbahaysiga Atlantic inta lagu jiro shir madaxeedka toddobaadka soo socda ka dhacaya magaalada Washington.

Shir madaxeedkan ayaa sidoo kale looga hadlayaa walaaca ugu sarreeya ee dhanka ammaanka, iyadoo uu Ruushka weli wado duulaankii uu ku qaaday Ukraine, iyo caqabadaha ka jira wadamada Assia ku yaalla gobolka Indo-Pacific.

Madaxa xafiiska VOA ee Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka, Nike Ching ayaa warbixintan diyaarisay. Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo koobaya.

Xubnaha NATO oo ka shiraya qorshaha xubinnimada Ukraine
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:40 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG