Qeybtan waxay ku saabsan tahay aqoonta shacabka Maraykanka ee mujtamaca Islaamka iyo aragtiyada kala duwan ee ay ka qabaan.
Weerarkii September 2001-dii lagu soo qaaday dalkan Maraykanka ka dib, shacab badan oo Ameerikaan ah ayaa u arkay in Muslimiintu ay yihiin dad argagixiso ah oo aan xaq u lahayn inay Maraykanka ku noolaadaa, hase yeeshee waxaa jiray Ameerikaan badan oo u istaagay difaacidda Mujtamaha Muslimiinta.
Barnaamijkan waxaa inoo diyaariyay wariyaha VOA-da Jorome Scklovosky, waxaa inoo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.