Budapest —
Madaxweynaha Ukraine ayaa Arbacadii wargeys ka soo baxa dalka Faransiiska u sheegay in dalkiisa uusan lahayn awood millatari oo uu kusoo ceshto dhulkii uu Ruushka ka qabsaday.
Dhinaca kale, Moscow Arbacadii waxay sheegtay in ay soo qabteen nin looga shakisan yahay dilka Jeneral Igor Kirillov, oo ahaa madaxii ciidamada militariga ee nukliyeerka, hubka bayoolajiga iyo ilaalinta kiimikada.
Warbixin ay VOA-da ka qortay arrinkan waxaa noo soo koobaya Cabdulqaadir Maxamed Samakaab.
Madal