Hay'adda HRW oo Eedaysay Booliska Kenya

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa si weyn u cambaaraysay ciidamada booliiska Kenya sida ay ula dhaqmaan dadka Soomaalida ah ee ku nool Waqooyi-bari Kenya.
Dad ay ka mid yihiin dumar uur leh ayaa ka mid ah dadka Hay'adda Human Rights Watch ay ka wareysatay dhibaatada ciidanka booliiska ee Kenya.

Otsieno Namwaya oo ka tirsan hay’adda HRW ayaa VOA-da u sheegay in askarta Kneya ay sharciga garab maraan markii ay xadgudubyadan gaysanayaan.

Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Hay'adda HRW