Kulan Aqoonyahanno ku Kulmeen oo ka Dhacay Hargeysa

Kulanka waxaa lagaga hadlay waxyaabo ay ka mid yihiin sidii loo sii wadi lahaa wadahadalkii u furmay Somalia iyo Somaliland
Aqoonyahano iyo siyaasiyiin iskaga kala yimi dalal kala duwan ayaa maanta shir laba maalmood soconayaa uu uga furmay magaalada Hargeysa, shirkan ayaa hab cilmiyaysan loogaga dooday xaaladda Geeska Afrika, gaar ahaan sida ay u sii socon karaan wadahadaladii u furmay Somaliland iyo Somalia.
Weriyaheenna magaalada Hargeisa Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa waraysi la yeeshay Maxamed Cismaan Fadal oo madax u ah ururka Aqoonyahanka Madaxabanaan ee SORADI oo kulankan soo abaabulay:

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Kulanka Hargeysa