QM oo ka Doodaysa Cunaqabateynta Hubka Somalia

Qaraar qabyo ah oo kasoo baxay Golaha Ammaanka ee QM ayaa sheegaya in goluhu uu Arbacada ka doodi doono in Somalia cunaqabateynta hubka laga qaado iyo in kale. Qorshahan ayaa waxaa taageersan dalka Maraykanka halka dalalka reer Yurub qaarkoodna ay ka caga jiidayaan.

Wareysi arrintaas ku saabsan ayaa waxan la yeelanay Dr. Cabdinuur Sheekh Maxamed oo horay wasiirka waxbarashada uga soo noqday mid ka mid ah xukuumadihii KMG ahaa ee Somalia.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Cunaqabateynta Hubka