Taraafikada Muqdisho oo Talaabooyin Qaaday

Nabadgelyada iyo ammaanka ka soo reynaya ee magaalada Muqdisho, ayaa sababay ciriiri dhinaca wadooyinka ah iyo in gaadiidka iyo dhug dhugleyda ay ku soo bataan magaalada.

Ciidamada Taraafikada wadooyinka ee Muqdisho ayaa bilaabay talaabooyin ay ku xaqiijinayaan milkiyadda iyo sumadda gaadiidka.

Sareeye Guuto Cali Barre (Cali Gaab) taliyaha Qeybta Taraafikada wadooyinka ee magaalada Muqdisho ayaa VOA u sheegay inay wadooyinka magaalada qaarkood ay ku xireen calaamadihii taraafikada

Wareysiga oo dhan halka hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Taraafikada Muqdisho.